Caqabad soo wajahday shirkii uu Farmaajo isugu yeeray Madaxda dowlad goboleedyada

Dowlad goboleedka Jubbaland ee uu hogaamiyo Axmed Madoobe ayaa shaaciyey ineysan ka qeyb galaynin shirka uu madaxda dowlad goboleedyada isugu yeeray madaxweynaha Somalia 18ka bishan. Qoraal uu soo dhigay Bartiisa Twitterka Wasiirka  Qorsheynta ee Maamulka Jubbaland Aadan Aw Xirse ayaa si kooban ugu hadlay Shirka golaha Amniga Qaranka ee uu dhawaan iclaamiyay Madaxweynaha dowlada federaalka … Continue reading Caqabad soo wajahday shirkii uu Farmaajo isugu yeeray Madaxda dowlad goboleedyada